Kenya oo shuruudo ku xirtay in ciidankeeda ka baxaan gudaha Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa meesha ka saartay warar soo baxayay oo sheegayay in laga yaabo in ciidankeeda jooga deegaano katirsan Jubada Hoose iyo Gedo ay ka baxaan Soomaaliya dibna ugu laabtaan dalkooda. Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya, Monica Juma, oo la hadashay Wargeys kasoo baxa gudaha Kenya ayaa sheegtay in xiligan qorshaha ugu jirin in ciidankooada ka … Continue reading Kenya oo shuruudo ku xirtay in ciidankeeda ka baxaan gudaha Soomaaliya